Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Kheyre oo xalay Kormeeray qeybo kamid ah Muqdisho

Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan Wasiirada Amniga Gudaha, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Masuuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir iyo taliyaal ciidan ayaa kormeeray qeybo kamid ah Muqdisho. Kheyre iyo Xubnaha la socday ayaa u kuur galayay sida ciidamada amaanka uga howl galayaan Degmooyinka gobolka Banaadir iyo Koontaroolada ciidamada ka joogaan magaalada … Continue reading Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Kheyre oo xalay Kormeeray qeybo kamid ah Muqdisho